(Sawirro) Afar qodob oo looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Somaliand

Fadhigii golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah (Video Conference), ayaa waxa warbixino lagaga dhegeystay wasiirada Wasaaradaha arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, horumarinta caafimaadka iyo diinta iyo Awqaafta. Iyadoo goluhuna meel cad iska taagay arrinta doorashooyinka. Waxaanu Goluhu war-bixin ka dhagaystay labada … Continue reading (Sawirro) Afar qodob oo looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Somaliand